معهد القارئ لتحفيظ القرءان الكريم وتربية الأطفال والدراسات الإسلامية halkan kubaro quraanka call free : +15672512683

 halkaan ku baro quraanka adigoo ku sugan gurigaaga :-

_________________

Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed  meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka alqaari online  duruus casriyeeysan  oo  laguugu dhigi doono  online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad   safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha  ama casharada laguu dhigi doono hadii allaha yidhaahdo waa sidan soo socota waxaa  la guu dhigi doonaa...

sida qur.aanka kariimka ah iyo higaada carabiga iyo tajwiidka ama sikale hadaan u sheego qurxinta quraanka  iyo khadka carabiga iyo caqiidada toosan ee islaamka intaasi waa teeramka hore sidoo kale waxaa jiri doona kutub kale sida kitaabka salaada ka hadlaya siirada nabiga scw xadiisul arbaciinka iyo kuwa lamida oo aan halkaan lagu soo koobi karin hadaba wixii faah faahin intaa dheer la xiriir maamulka machadka alqaari online call free +15672512683 ama E-mail: alqaari11@hotmail.com.

-----------------------------------------------


halkaan ka akhriiso cashar bixinta qaabka cashar bixina

qaabka casharada looga bixiyo skype iyo oovoo

_______________________

1: marka uu ardeyga si toos ah qadka u soo galo ee skype ama oovoo ayaa waxa si toos ah isku arkayaan macalimka iyo ardeyga waa sidii ayagoo wada jooga oo kale haba kala duwanaadeen wadamada lagu kala nool-yahay iyo waqtiyada lagu kala suganyahay .

2: ka dib macalinku waxa uu bilaabeyaa sida tan ee soo socota in uu ardeyga ugu gudbiyo casharadiisa :-

A: waxa uu dib u xasuusinayaa casharkii uu shaley qaatey asigoo la diyaarinayo si uu uga dhageysto .

B: Muddo kooban ama 10 daqiiqo la eg waxa uu ka dhageysanayaa casharka si uu ardeygu u qaato cashar kale ee cusub asagoo ardeyga ka dawa akhrinaya macalimka .

C: waxa xiga quraanka farbarad oo ardeyga ku qaadanayo carabiga ayadoo si toos ah aan ugu soo tabinayno barnaamij loo yiqaano show entire screen oo ku dhex jira skype iyo oovoo labadaba ay wadaagaan .

D:sidoo kale ardeygu waxa uu qaadanayaa subac joogta ah iyo dareeris oo dib looga dhageysanayo casharadii hore .

E: inta waxa u dheer kutubo kale sida xisnul muslimka Iyo axkaamu tajwiidka tafsiirka quraan iyo qisaska iyo siirada N max,ed SCW iyo qaar kale oo badan .

F.G: inta aan soo sheegney oo idil qaab jadwaleysan ayuu u qaadanayaa ardeyga ee hal mar mawada qaadanayo.

_________________________

koorsooyinka hada socda بعض الدورات المستمرة حاليا

waxa hadda si toos ah machadka ugu socda course-yin deg deh ah looga tala galey in ay ka faa,ideystan in kabadan 100 qof oo ku kala baah san dunida dacladeeda , ayadoo socon doonta mudo sanad ah , maadooyinka lagu bixinayo waxa kamid ah

1:اللغة العربية oo ka kooban الفصحى والعامية ( اللهجة ) iyo عقيلة اتراب القصائد في علوم الرسم  iyo خذ عقيدتك والتذهيب متن الغاية والتقريب iyo kutubo kale oo aad u badan , waxana lagu baranaya dhamaan duruusta barta internet-ka gaar ahaan skypename( alqaari114 )

ama call free nagula soo xiriir meel kasta oo aad dunida ka joogtid +15672512683 ama skype : ( alqaari114 ) 

-----------------------------

online on live ku baro diintaada hor umarinta ubadka muslimka ah

machadka alqaari waxa uu ku kala yaalaa xarumihiisa sida soo socota :- somalia moqdishu ceelasha baydhabo

hargeysa s/land yemen saudi arabia

_________________________

kutubada lagu barto machadka alqaari:-

1: quraanka kariimka  2: saxiixu muslim

3: saxiixul bukhaari   4: kitaabu towxiid

5: asuulul fiqhi  6: cilmul qiraat

7: tafsiir quraan   8: raxiiqul makhtuum

9: xisnul muslim  10: luuqadda carabiga .

 

 


qaabka skype-ga loo sameysto

____________________

markii aad dooneyso in aad sameysato skype-ga waa in aad haysataa arimahan soo socda si aad ugu guuleysato 

barashada quraanka kariimka iyo shareecada islaamka guud ahaan arimahan soo socda :-

A: pc ama computer noocii doonaa ha ahaadee .

B: kuna xiran internet speed-kiisa aad u sareeya .

C: waa in aad haysataa ama aad iska diiwan gelisaa skype ama barnaamijka loo yaqaano oovoo .

F.G : qaabka la isku diiwaan geliyo skype ama oovoo ayaa waxa ay lamid yihiin sida la isaga diiwaan geliyo facebook-ga ama twitter-ka IWM.

Balse waxa xoogaha ka duwan ama farqi ahaan u dhexeeya qaabka loo isticmaalayo skype iyo oovoo .


qofkasta oo caruur dhaley wuu dareemi karaa walaal tusaale waxa kuugu filan ubadkaan yer

asc dhamaan walaalada muslimka ah ee ku nool dalalka qurbaha gaar ahaan dadka somaliyeed waxa ugu bishaareynaynaa hadii aanu nahay bahda barbaarinta iyo baridda quranka kariimka ee barta internetka gaar ahaan qeybta skype-ka live in aan idin hayno fursad waxbarasho oo aad u qaali ah kuna saabsan barashada quraanka kariimka iyo dhamaan culuumtiisa in aan idin kugu barno adinkoo ku sugan aqaladiina meel kasta oo aad caalamka ka joogtaan waxana si toos ah aanu idin kugu soo tabineynaa dhamaan duruusta kabaxaya machadka barta skype ama qadka liveka ah ee skype , barnaamijkaaan waxa lagu magacaawaa distance learning for holy quran and study islamic , hadaba ka faa,ideysi wacan

------------------------

wax kasta oo labarto waxa ugu weyn quranka barashada quraanka kariimka

barashada quraanka kariimka waxa uu yahay mid muqadas ah oo loo baahan yahay in qof waliba oo muslim ah uu barto , mas,uuliyad weyna ay ka saarantahay cidkasta sidii ay u baran lahaayeen ubadkooda , waana waajibaadka keli ah oo looga baahan yahay in qof kasta oo muslim ah

dadka muslimiinta ah waxan ku boorineynaa in ay quraanka ku baraan caruurtooda ayagoo ku sugan guriyahooda meel kasta oo caalamka ay ka joogaan mar kasta iyo meel kasta iyo waqta kasta halkaan ku baro skype live wixii faah faahin intaa dheer waxad nagala soo xiriiri kartaa telephone free ah meel kasta oo aad caalamka ka joogtid +15672512683 ama E-mail :alqaari11@hotmail.com meel kasta iyo mar kasta

------------------------


ka faa ideyso dadka cilmiga u leh quranka dhamaan quraada waa hal qalbi

quraanka cidii barata waxa alle ka kaabayaa dhibta aduunka xaraf walibana alle kor ayuu ugu qaadaya camalka qof muslimka ah sameyneya allah waxa uu yiri والذاكرين الله كثيرا والذاكرات اعد الله لهم مغفرة واجرا عظيما  kuwa raga ah oo alle in badan xusaya iyo kuwo dumarka ah ee alle in badan xusaya alle waxa uu udiyaariyey in ay leeyihiin dambi dhaaf iyo ajir aad u weyn .

---------------------------------------------------------

amaakinta ugu kheyrka badan waa maasidda allah meel wax lagu barto waxa ugu kheyr badan bayta alle

قال الله عزوجل  : انما يعمر مساجد الله من آمن بالله واليوم الآخر وأقام الصلاة وآتى الزكاة ولم يخشى الا الله فعسى أولئك أن يكونوا من المهتدين ,

guriyaha aduunkan la isticmaalo guriba guri kale ayuu ka qurux badan yahay wuuna ka kheyr badan yahay , hadaba guriyaha aduunka ugu wanaagsan oo uguna quruxda badan uguna fiican , joogitaankiisana ajer laga heleyo waa guriga alle ( masaajidda alle ) waana halka ugu wanaagsan meel wax lagu barto laguna nagaado uguna wanaagsan inaad ku suganaatid waligaaga

---------------------------------------------

 

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

dhamaan walaalada muslimka ee jaceyl barashada quranka iyo culuumkiisa in aan u diyaariney course-yin ay kaga faa,ideysan karan ku hadalka luuqada carabiga course ah usulu thalatha iyo arbacin nawawi iyo qaado caqiidadaada iyo kutubo kale oo aad u badan online ku baro kuna qaado shahado aad heer sare u ah .

-------------------------

 

ku baro quraanka adigoo ku sugan gurigaaga ku bar baarinta caruurta shareecada islamka

asc dhmaan walaalada islamka ah ee ku dhaqan daafaha caalamka waxan ugu bishaareyneyaa in ay abudkooda iyo ayagaba kawada faa,ideysan karaan oo ay ku baran karaan quraanka kariimka iyo culuumtiisa , adinkoo kusugan aqaladiina , meel kasta oo caalamka ka joogtaan , waxan halkaan kuugu diyaar ah macalimiin khibrad aad usareysa iyo aqoon dhameys tiran intaba uleh waxa ay dadka barayaan , hadaba horey ugaar yey idin seeginee waa furus aad u qiimo badan 

------------------

 


ku darso skype-ga ( almizmaar111 ) cilmaga lagu barto machadka
  • xifdiga quranka karimka
  • axkamu tajwiid
  • ducooyinka ( حصن المسلم )
  • usulu thalaatha
  • arbaciin nawawi
  • qawaacidul arbaca
  • shuruudhu salaah
  • fatul majiid
  • luqadda carabiga ( الفصحى )
  • luuqadda carabiga ( اللهجة )
  • caqiidatul wasitiya
  • caqiidatu dhaxaawiya
  • caqiidadaada qaado
  • tafsiirul quraan
  • althaqaafal islaamiya
  • madkhal fii cilmil qiraa,ad
  • mabaaxith fii culuumil qura,aan
  • rasmul musxaf
  • qawaacidul imlaa
  • taariikhda tashriicadka islamka
  • --------------------------
inta kutub aad ubaahantahay in laguu akhriyo waa mawaadka ladhigo

 

kutubada ay qaataan ardada heer dhexe iyo kan sare maraya

_______________

حفظ القرءان الكريم...الأربعين النووية...بلوغ المرام  

احكام التجويد .... النحو والصرف .... فتح المجيد
تفسير القرءان الكريم ...البلاغة العربية..عقيلة اتراب القصائد في علوم الرسم
اصول الثلاثة وادلتها ... اللغة العربية الفصحى ...  خذ عقيدتك من الكتاب والسنة
قواعد الأربعة ...  اللغة العربية العامية ...  العقيدة الطحاوية

صور من حياة الصحابة ...رحيق المختوم  ... العقيدة الواسطية 

متن أبي شجاع ... متن سفينة الصلاة ... متن سفينة النجا

منهج السالكين  .... أصول الفقه .... الثقافة الإسلامية

التاريخ الإسلامي ....  المدخل في علم القراءات ... متن الشاطبية

مباحث في علوم القرءان ...  تاريخ تشريع الإسلامي

لمزيد من المعلومات يمكنكم التواصل معنا عبر البريد التالي 

E-mail: alqaari11@hotmail.com

أو إتصلوا بنا بالرقم المجاني التالي 

+15672512683 

 ---------------------------------------------

 



 

إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون تبارك الذي نزل الفرقان على عبده ليكون للعالمين نذيرا

allah subxaanahu watacaala waxa uu leeyahay quraanka inaga ayaan soo dejiney inagaana ilaashaneyna , nacam alle asaga ayaa ilaaliya , waxana alle uu ku ilaalinayaa umad ku toosan dariiqa sax-ga ah , oo nooleyey sunada nabi muxamad scw , ku dhaqankiisana layimid , qof kasta oo alle si dhab u rumeeyey wuu u fudud yahay xifdintiisa , qalbigiisa ayuu ku ilaaliyaa .

--------------------------------------------------

waa skype-kayaga skypename : ( almizmaar111 )

asc wll madooneysaa caruurtaada in ay kuu bartaan quraanka ayagoo ku sugan guriyahooda mise may kuula muuqataa in aad daneyneso fursadaan oo ah in aad ku baran kartaan adiga iyo dhamaan aheladaada meel kasta oo aad caalamka ka joogtaan ? jawaabtu waa haa , hadaba sida ubadkaaga quraanka loobari karo ayaa waxa kamid ah adigoon waxa dhib ah is gelinin ama meel cidla ah ku dirin aan lagaa dhibaateynin , waxa lagaa dooneyaa oo keliya in aad haysato pc ama computere webcam iyo microphane header oo internet ku xiran iyo skype name.

---------------

asc allah ayaa mahad oo idil u sugu naatey oo nawaafijiyey islaam nimada qaaliga ah oo qiimahana badan , waxan umadda islaamka ku boorineynaa hadii aanu nahay bahda machadka almizmaar aldahabi ee barashada quraanka kariimka in ay ku baran karaan ayaga iyo caruurtooda iyo sidoo kale dhamaam aheledooda meel kasta oo ay caalamka ka joogaan in ay halkaan si toos ah ugu baran karaan quraanka kariimka iyo culuumtiisa kala gediisan hadaba waa fursad alle ina siiyey yey idin seeginee horey u gaara oo ka faa,ideysta waad ku liibanaysaane .

---------------------------------


halkaan ku baro quraanka adigoo ku sugan gurigaaga معهد المزمار الذهبي لتحفيظ القرءان الكريم

halkaan waxa laguugu soo tabinayaa si toos adigoo ku sugan gurigaaga

in aad ku barato quraanka iyo culuumtiisa kala duwan , meel kasta oo aad caalamka ka joogtid , dhamaan dadka muslimka ahi ayaa loogu bishaareyneyaa in ay ugu faa,ideeyaan caruurtooda sidii ay u baran lahaayeen ayagoo ku sugan guriyahooda iyo meel kasta oo ay caalamka ka joogaan.

nagula soo xiriir call free : +15672512683

-----------------------------------------